WAJAALE NEWS

DAAWO;-Munaasibad Lagaga Hadlayay Qadiyada Somaliland Oo Ka Dhacday Xarunta Baarlamaanka Ingiriiska.

UK(W.N) Munaasibad lagaga doodaya qadiyada jamhuuriyada somaliland ayaa ka dhacday aqalka baarlamaanka dalka ingiirka taasi oo kasoo qaybgaleen xilhibaanada uk, wasiiro ka socday xukuumada somaliland iyo safiiro kale.

Waxaana munaasibad soo agaasintay safaarada somaliland ee dalka uk

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version