WAJAALE NEWS

Wefdi Ka Socda Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Lagu Soo Dhaweeyay Wajaale

Tog Wajaale (WJN) – Wedti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada dawlad deegaanka Soomaalida, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka Tog Wajaale.

Sidoo kale, waxaa wefdigan halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiirada hawlaha guud, Gaashaandhiga, Maayirka caasimada Hargeysa, Maayirka Gobolka Gabiley iyo Maamulka degmada Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Tog-Wajaale Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version