WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
May 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jamhuuriyada Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland iyo somaliya  oo maalmahan safar ku joogay caasimada somaliland.

Kulan ayaa ahaa mid ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta udhexeeya  garsoorka somaliland iyo dawalda ingiriska iyadoo safiirka ingiriiska garsoorka Somaliland ku bogaadiyay  isadalka dhinacyada kala duwan ee ay ku talaabsatay.

Safiirka dalka uk ayaa shaaciyay in dawlada ingiriisku kor uqaadayso wada shaqaynta ay la leedahay garsoorka somaliland isagoo xusay in ay kordhin doonaan taageerada dhaqaale ee ay siiyaan maxkamada somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews