DAAWO; Heesaha Dabaal Dega Xuska 28Aad Ee Qarannimada Jsl Iyo fanaan Maxamed Siciid Bk. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Heesaha Dabaal Dega Xuska 28Aad Ee Qarannimada Jsl Iyo fanaan Maxamed Siciid Bk.
May 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xuska qarannimada jamhuuriyada Somaliland ee 18may ayaa caawa guud ahaan dalka ka bilowday kaasi oo barbaarta ku debaal degayaan jidadka waawayn caasimada taasi oo maalinta bari ah ku beegan

Fanaan maxamed siciid BK Oo kamida fanaaniinta reer Somaliland ayaa soo saaray heeso cusub oo uu kaga qayb qaadanayo xuska 18may Kana hadlaysa wixii loo soomaray xorayta Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAN FANAAN BK;

 

COMMENTS
LINKS