DAAWO; Magaalada Tog Wajaale Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada 18may Iyo Wacdarihii Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Magaalada Tog Wajaale Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada 18may Iyo Wacdarihii Shacabka.
May 18, 2019 - Written by Editor:

Tog wajaale(W,N) Magaalo Ganacsiyeedka tog wajaale ayaa siwayn looga xusay maalinta lasoo noqoshada madaxbanaanida somaliland 18may.

Munaasibada xuska 18may ee magaalada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka degmda iyo masuuliyiin kale oo ka socday xukuumada dhexe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS