WAJAALE NEWS

DAAWO; Magaalada Tog Wajaale Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada 18may Iyo Wacdarihii Shacabka.

Tog wajaale(W,N) Magaalo Ganacsiyeedka tog wajaale ayaa siwayn looga xusay maalinta lasoo noqoshada madaxbanaanida somaliland 18may.

Munaasibada xuska 18may ee magaalada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka degmda iyo masuuliyiin kale oo ka socday xukuumada dhexe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version