Shacab Waynaha Magaalada Burco Oo Isku Soo bax Balaadhan Ku Xusay Maalinta 18may Iyo Wasiiro Ka Qaybgalay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacab Waynaha Magaalada Burco Oo Isku Soo bax Balaadhan Ku Xusay Maalinta 18may Iyo Wasiiro Ka Qaybgalay.
May 18, 2019 - Written by Editor:

BURCO(W,N)  Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa isku soo bax balaadhan ku qaabiley maalinta qarannimada somaliland ee 18may

Waxaana munaasibad reer burco kala qaybgalay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada, wasiirka ciyaaraha  iyo masuuliyiin kale oo kamida xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS