WAJAALE NEWS

Daawo:Dabaaldagii Xuska Munaasibada 18MAY Ee Gabiley

Gabiley(W.N): Guud ahaan shacbi waynaha ku dhaqan magaalada gabiley madaxda maamulka iyo masuuliyiinta gobolka ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha khayriyada magaalada gabiley si ay u maamuusaan xuska munaasibada maalinta qarran ee 18 may .
Halkan hoose ka daawo qaaabka looga xusay magaalada gabiley 18 May

Exit mobile version