“Jabuuti Sidii Aanu Ugu Hiilinay Wakhtigii Guumaystuhu Haystay Noogumay Hiilaan, Ismaaciilna Waxaan Leeyahay Hargaysa Kaalay” faysal Cali Waraabe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Jabuuti Sidii Aanu Ugu Hiilinay Wakhtigii Guumaystuhu Haystay Noogumay Hiilaan, Ismaaciilna Waxaan Leeyahay Hargaysa Kaalay” faysal Cali Waraabe.
May 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid faysal cali waraabe ayaa dawlada jbuuti ku dhaliilay in ay hagratay Somaliland uguna heelin sidii ay shacabka Somaliland ugu hagar baxeen wakhtigii uu guumaystuhu haysay

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa madaxwaynaha jabuti ugu baaqay in uu yimaado Somaliland oo aanu waxba indhaha ulalinin muqdisho balse ay halkan Somaliland ay tahay halka ay wax isugu jiraan

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS