DAAWO; “Wadani Waa Wada Joogay Xuska 18may, Ee Waxaanu Haysanaa Uun Cirro” Gudoomiye Saleebaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Wadani Waa Wada Joogay Xuska 18may, Ee Waxaanu Haysanaa Uun Cirro” Gudoomiye Saleebaan.
May 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay qiimaha xuska 18may isagoo asxaabta siyaasada ugu baaqay in aan maalinta la hayan xisbiyo wixii xafiiltan ka dhexeeyaana aanu jiray markay timaada xuska 18may

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

https://youtu.be/xRMMI4SsMO0

COMMENTS
LINKS