DAAWO; Magaalada Jig Jiga Ee Caasimada DDSI Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Magaalada Jig Jiga Ee Caasimada DDSI Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may.
May 19, 2019 - Written by Editor:

Jig jiga(W,N) Magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida itoobiya ee jig jiga ayaa markii ugu horaysay lagu qabtay munaasibad loogu debaal degayo maalinta lasoo noqoshada Madaxbanaanida qarannimada somaliland ee 18may.

taasi oo habeen kii xalay ay jaaliyada reer somaliland ku dhaqan jig jiga qabteen munaasibada ay ugu dabaal degayaan 18may.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS