DAAWO MUUQAALKA ; Dhalinyarada Shaqo Qaran Loo Carbinayo Oo Wacdaro Ka Dhigay Xuskii 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO MUUQAALKA ; Dhalinyarada Shaqo Qaran Loo Carbinayo Oo Wacdaro Ka Dhigay Xuskii 18may.
May 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Dhalinyrada loo carbinayo shaqo qaran ayaa dabaal degii shalay ee xusnka 18may wacdaro ka dhigay iyagoo gaardis kusoo maray jidadka dheer badhmaha magaalada hargaysa ilaa ay kasoo gaadheen goobtii loogu talo galay munaasibada xuska 18may.

Sidoo kale waxaa shucuubta shacabka reer somaliland soo jeedatay hablaha shaqo qaran oo goobta xunka kusoo bandhigay gaardis cajiib  ah kaasi oo fadhi udiiday madaxdii ku sugnayd munaasibada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DHALINYRADA SHAQO QARAN IYO WACDARIHII SHALAY EE XUSKA 18MAY;

COMMENTS
LINKS