DAAWO; Raysal Wasaaraha Dalka Findland Oo ka Qaybgaley Xuska 18may Oo Lagu Qabtey Caasimada Dalkiisa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Raysal Wasaaraha Dalka Findland Oo ka Qaybgaley Xuska 18may Oo Lagu Qabtey Caasimada Dalkiisa,
May 19, 2019 - Written by Editor:

FILAND(W,N)-Raysal wasaaraha dalka filand ayaa marki uhoraysay kala qaybaglay xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may kaasi oo ka dhacday caasimada filand ee helshik .

Waxaana ugu horay munaasibad hadalo ka jeedisay safiirka Somaliland ee dalka filand saamiya muuse oo iyadu ahayd qofka isku soo tuba riday munaasibadan balaadhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS