MAQAALO
-
D A K H L I G A J A M U U R I Y A D D A S O M A L I L A N D!
A r a a r | A f e e f:
Ma yara cimriga JSL, waxa ay jirtaa 33 sano, waa rubuc qarni, lagu samayn karo horumer waara (Sustainable Development)
H o r d h a c:
Ujeedka qoraalkani waxa uu daaran...
Friday, April 19, 2024
-
Xikmadaha Laga Diiwaan-geliyay Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Qaar ka Mid Ah:
1-"Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo".
2-"Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha ...
Thursday, April 18, 2024
-
ADVICE TO ALL THOSE WHO PERFORM A POLITICAL HAJJ OR UMRA!
knowingly or otherwise, as some of our politicians unwisely do that nowadays!
PLEASE READ THE, spiritual, enlightened and KIND EXPLANATION BY IMAM "JUNAID AL BAGHDADI," BELOW
It is said that the...
Thursday, April 4, 2024
-
Qaranka La Difaacay Ee La Isku Abaal Marinayaa Mee?
“Dadka Baraha Bulshada Sida Aan Habooneyn u Isticmaala Iyo Kuwa Kala fogeynta Dadka Somaliland Wadaa, Ma Qaran Bay Difaaceen?” Mahamed Dhimbiil.
Dalkani waxa madaxweynaha jamhuuriyada Somalilan...
Saturday, March 30, 2024
-
Dalka Hooyo Soomaaliland : Ma Tahay Muwaadin Jecel Dalkiisa, Dadkiisa Iyo Dawladiisa.
Marka ugu horaysa anigu ma ihi, shaqaale dawladeed, mid qaata mashaaricada dawlada laga qaato, iyo mid ka ag dhow madaxda Somaliland. Lakinse waxaan ahay muwaadin dhaba oo reer Somalil...
Friday, March 29, 2024
-
REWARDING THE WRONG!
WHAT UNPREDICTABLE FAISAL CALLED certificate of honor, WE SEE IT AS A CERTIFICATE OF DISGRACE AND DECEPTION!
The main character missing in this exercise of honoring the Alictisam guys is CRIMINAL O...
Wednesday, March 6, 2024
-
2024 Sanadkii Doorashooyinka Dunida!
Sanadkan 2024 In ka badan 40 dal ayaa loo asteeyey in ay Doorashooyin ka dhacaan. Laga soo bilaabo January illaa February 10 dal ayay ka dhaceen doorashooyin… waxaa lagu tilmaamaa 2024 sannadkii doo...
Wednesday, February 28, 2024
-
“Xididdada Colaadda Soomaalida!W/Q; Ibraahim Hawd.
Fadlan Si Fiican Uga Bogo qormada Uu Qoray Ibraahim Hawd Oo Xog Badan Xambaarsan!
Khilaafka dumiyay Soomaaliya welina taagan sababtiisu waa qadiyad leh laba lakab. Ta kore waa mid ku sal leh qadi...
Friday, February 23, 2024
-
Whether There Were Triangular Relationship, Between ILHAN, Somalia Embassy In DC And The State Department Of The US Must Be Investigated Throughly As Well.
ALTHOUGH ILHAN IS CAUGHT RED HANDED, THE RELATIONSHIP SOMALIA and ILHAN HAD WITH THE STATE DEPARTMENT MUST ALSO BE DIG DEEPER.
I believe what encouraged Ilhan to utter pro somalia slogans and an ou...
Saturday, February 3, 2024
-
An Open Letter To Prime Minister Of Ethiopia, His Excellency Abiy Ahmed.
SOMALILAND, ETHIOPIAN RELATIONS
The relationship between Somaliland and Ethiopia is centuries old, thus it must continue persist and prosper.
The relationship between Somaliland and Ethiopia reg...
Sunday, December 31, 2023
-
Maxaa Ku Cusbaa Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Djibouti?
Dalka Djibouti waxa shirar socday laba maalmood 28 iyo 29/Dec/2023 lagu gudoonsaday in dib loo bilaabo wadahadaladii Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamhuuriyada somalia oo ay ugu dambaysay 18 June 2020 ....
Sunday, December 31, 2023
-
Diinta Ilaahay Iyo Diinta Shaydaanka!
*Loolanka DIINTA XAQA AH Iyo Ta Kuhaanada Ama Sixiroolaha!
*Qof kasta oo si xun diinta u adeegsadaa waa sixiroole waana Shaydaan, dad iyo diinba burburinaya, ALLENA WAA UU INOOGA DIGAY, Tusaalo...
Monday, December 25, 2023
-
Xiisadaha Badda-Cas Iyo Saamayntooda!
Tan iyo 15-kii December afar ka mid ah shanta shirkadood ee ugu waaweyn adduunka ee dhoofinta konteenarada, cma cgm, Hapag-Lloyd, Maersk iyo msc, waxay hakiyeen ama joojiyeen adeegyadii ay ka hayeen m...
Tuesday, December 19, 2023
-
Soomaaliland Meeday?!W/Q; Rashiid Cabdilaahi
Maalin iyo meel walba waxa warbaahinta bulsheed hortaagan (midmid iyo kooxb) kuwo odayaal qabiil sheeganaya. Waxa ay oogayaan colaad qabiil oo ku saabsan dhul iyo degaan. Qaylodhaantu waa ”tolaayeey...
Saturday, December 2, 2023
-
Xasan Weli: Markiska Xiftiga Qur’aanka Iyo Barashada Diinta!
Waxa ay ahayd markii ugu horreysay ee aan arko mashruuc samo-fal ah, oo Qur’aanka iyo diinta lagu barayo arday gaadhaysa 610. Salma group, iyada oo aan cid shisheeye ugu baryo tegin, waalidka carruu...
Sunday, November 26, 2023
-
Xaqiiqada Xogtii Ugu Danbaysay Ee Raashinka!
Guud ahaan Dawladu Hadaanay Dadkeeda Wax u Sheegin Cid Kalaa Wax u Sheegi, Somaliduna Waxay Ku Maahmaahdaa Nin Guntin Xumi Inuu Wax Qarsanayaa La Moodaa!!!!
Dad badan ayaa ilaa maanta isoo waydiina...
Tuesday, November 21, 2023
-
At This Difficult Times, Non Isaq Interim President Is Warranted As A national Solution!
When we are still entertaining the unconstitutional and thus the most destructive thing, in the recent history of somaliland, which is what 'Four people' shoved into the throat of the nation!
When ...
Tuesday, November 7, 2023
-
It Is Time To Recognize Somaliland!
The long lasting disregard of the meritorious and overdue recognition of somaliland by the international community contributed the flood of the international terrorism in Lascanood of Somaliland lat...
Sunday, October 15, 2023
-
Siyaasi/ Ganacsade Maxamed C. Bookh Oo Isbarbardhig Ku Sameeyay Kor Ku Kaca Ku Yimid Qiimaha Miciishada Iyo Shidaalka Ee 2017 Ilaa 2023!
Waxaan Isbar-bar Dhig ku samaynaynaa 13Nov 2017 ilaa 05 Sep 2023 Raashinka Qiimihii hore iyo Maanta:
Hore. ...
Thursday, October 5, 2023
-
𝗚𝗘𝗘𝗗𝗜 𝗦𝗢𝗖𝗢𝗗𝗞𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗧𝗔𝗔𝗥𝗜𝗜𝗞𝗛𝗗𝗔 𝗔𝗫𝗦𝗔𝗔𝗕𝗧𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗨𝗥𝗨𝗥𝗔𝗗𝗔 𝗦𝗜𝗬𝗔𝗔𝗦𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 𝗘𝗘 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗟𝗔𝗡𝗗 𝟮𝟬𝟬𝟮 𝗜𝗟𝗔𝗔 𝟮𝟬𝟮3!
Somaliland markii ay u guurtay nidaamka xisbiyada badan ee dastuurka qaranka jamhuuriyadda Somaliland oo afti dadwayne 97% 31 may 2001 lagu ogolaaday , ayaa dalka waxa lagaga dhawaaqay urur siyaasad...
Thursday, October 5, 2023
-
Horumar Iyo Hogaamiye!
Horumarku sidiisaba horta waa hannaan dhinacyo badan oo kala duwan leh, horumarka waddana waa geedi socod adag oo ay saameeyaan arrimo badan oo kala duwani. Waxaana muhiim ah in la ogaado in ay dalalk...
Thursday, October 5, 2023
More Articles
|
LATEST NEWS
-
Dawlada Jabuuti Oo Markale Ka Hadashay Sida Ay Uga Cadhootay Heshiishka Somaliland Iyo Itoobiya!
JABUUTI(W,N)-Wasiirka Maaliyadda ee dalka Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland,...
Wednesday, April 24, 2024
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Laga Dalbaday Inuu ka Hawlgalo Soo Daynta Maxaabiista Ciidamada Qaranka Ee Ku Xidhan Laascaanood ..
Mudane Madaxweyne, waxa aannu si xushmad iyo qadarin leh kaaga codsanaynaa in aad si
buuxda uga hawlgasho sidii loo sii dayn lahaa maxaabiista dagaalka ee laga haysto Somaliland
ee ku xidhan magaalada Laascaanood ee xarunta ...
Wednesday, April 24, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal lidku Ah Heshiiska Itoobiya Oo Markale Kasoo Yeedhay Jabuuti!
WASHINGTON(W,N)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo caddeeyey in Jabuuti iyo madaxweynaheeda Ismaaciil Cumar Geelle ay si weyn uga...
Wednesday, April 24, 2024
-
Milicsiga Hadalada Xisbi Xaakimka Kulmiye Ee Ka Hadalka Natiijada Doorashada Aan Wali Dhicin +Dareenka Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Waxaa maalmihii udanbeeyay warbaahinta hadalo isku mid ah ka sheegay xubno kamid ah hogaanka xisbiga kulmiye iyo wasiiro xukuumada katirsan kuwaasi oo mucaaridka ugu baaqayay in ay aqbalaan natiijada doorashada madax...
Wednesday, April 24, 2024
-
Wasiirka Maalgashiga Jsl Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera!
BERBERA(W,N)-Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood dhamaadeen qaarna ay wali socdaan dhi...
Tuesday, April 23, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Marxuum Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyarada Kale Ee Muqdisho Ku Xidhan + Talaabada Ay Qaadayso!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa soo bandhigtay cida ka danbaysay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay muwaadin reer Somaliland marxuum cabdinaasir dahable iyo dhalinyaro kale oo iyagu loo xidh xidhay dilkiikana soo jeed...
Tuesday, April 23, 2024
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilkii ka Qaaday Safiirka Somaliland Ufadhiyay Dalka Itoobiya Iyo Masuul kalena Umagacaabay!
Wareegto Madaxweyne.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Da...
Monday, April 22, 2024
-
“Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaan Natiijada Doorashooyinka ” Gudoomiye Samaale
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye mudane cabdicasiis samaale ayaa xisbiyada ay utartamayaan doorashada madaxtooyada ugu baaqay in looga baahan in ay aqbalaan natiijada doorashada soo socoto isago...
Monday, April 22, 2024
-
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Sheegay In Aanu Isagu ka Hadal Arimaha Doorashooyinka iyo fariinta kale ee uu shacabka udiray!
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Sheegay In Aanu Isagu ka Hadal Arimaha Doorashooyinka iyo fariinta kale ee uu shacabka udiray!
https://www.youtube.com/watch?v=gY3wrw_dT_A...
Monday, April 22, 2024
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Liiska Codbixiyayaasha Guud Ee Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska codbixiyayaasha ee doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasada.
Sidoo kale komishanka ayaa sedexda xisbi qaranka iyo ururada ...
Monday, April 22, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Si Adag Uga Horyimid Cayimaada Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ururada!
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa warsaxafeed uu galabta soo saaray si adag uga horyimiday qorshaha ay komishanka iyo madaxwaynuhu ugu cayimeen wakhtiga ay dhacayaan doorashooyinka isku sidkan e...
Sunday, April 21, 2024
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Degmada Arabsiyo Oo Dhagax Dhigay Mashaariic
ARABSIYO(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Diiriye Oo Ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley iyomaamulka degmada arabsiyo ayaa Dhagax Dhigay afar mashruuc oo ay Hir-galinayso Dawlada Hoose ee ...
Sunday, April 21, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale
WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley.
Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa soo kormeer...
Sunday, April 21, 2024
-
Dowlada Itoobiya Oo Sheegtay In Ay Ka Go’antahay Fulinta Heshiiskii Is Afgaradka Ahaa Ee Ay La Gashay Somaliland!
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada Itoobiya ayaa mar kale ka hadashay heshiishkii is afgarad ee ay bilowgii sanadkan la gashay Somaliland kaasi oo ay sheegtay ka dawlad ahaan in ay ka go,an tahay fulinta heshiiskaasi.
https://www.youtube....
Sunday, April 21, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Wareegto Ku Cayimay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ururadu!
Wareegto Madaxweyne 21.04.2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Mada...
Sunday, April 21, 2024
-
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-murtiyeed Kasoo Baxay Shir Ay Yeesheen Dalalka G7
Hargeysa(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabtay war murtiyeed laga soo saaray shirkii dalalka G7.
Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa warsaxaafa...
Saturday, April 20, 2024
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay
MASUUL UHADLAY TALISKA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND AYAA BEENIYAY WARAR LAGA FAAFIYAY CIIDANKA KAASI OO SHEEGAYAY IN AY KA GOOSTEEN CIIDAMO BALSE AANAY WAXBA KA JIRIN.
https://www.youtube.com/watch?v=tF7Z-83n9w0...
Saturday, April 20, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka & Horumarinta Jidadka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Sanaag
CEERIGAABO(W,N)-Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda gadiidka iyo horumarinta jidadka oo Safar shaqo ugu baxay Gobolka Sanaag ayaa kormeeray wershadda ugu weyn ee jayga laga soo saaro ee degmada gar'adag isagoo Halkaasi kula...
Saturday, April 20, 2024
-
“Waxa Aan Usoo Jeedinayaa Xisbiyada/Ururada Siyaasadda Iyo Danneeyayaasha Somaliland In loo Diyaargaroobo Doorashooyinka, Iyada Oo Loo Tartamayo Si Xarago Iyo Xilkasnimo Leh”Sonsaf
Waxa aan soo dhawaynayaa go’aanka maanta ka soo baxay Guddida Doorashooyinka Qaranka ee ay si rasmi ah ugu muddeeyeen doorashooyinka isku-lammaan ee Madaxtooyada iyo Xisbiyada iyo Ururada Siyaasadda Qaranka JSL in ay dalka ka ...
Saturday, April 20, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Wakhtiga Komishanku Ucayimiyeen Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Xidhiidhka Golayashaa Somaliland ahna Afhayeenka Xisbi Xaakimka Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa soo dhaweeyay warka maanta kazoo baxay komishanka doorashooyinka Somaliland kaasi oo lagu cayimay wakh...
Saturday, April 20, 2024
-
Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo Dooxa Hargaysa Kasoo Saaray Maydka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Mudo Todobaad Ah Eheladiisu La,aayeen!
Alle Haw Naxariistee Wiil dhalinyara oo lagu magacaabi jiray Cabdifataax Aadan Cismaan ayaa mardhawayd ciidanka Dabdemisku ka soo saareen Maydkiisa Dhir ku taala agagaarka Dooxa weyn ee magaaalada Hargeysa, gaar ahaan dhinaca xaaf...
Saturday, April 20, 2024
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ta Ururada
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Toos ka ah ee Xisbiyada Qaranka JSL. Taas oo la qaban doono,13 Nov 2024.
Sidoo kale Komishanka doorashooyinka Somali...
Saturday, April 20, 2024
-
Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Oo Ka Hadlay Qorshe Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo Mukhaadaraadka!
Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Maxamed xaaji Aadan Ayaa Ka Hadlay Qorshe cusub oo Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo a dagaalada Mukhaadaraadka iyo sida ay umideeyeen gudiyada kala duwan ee la dagaalama arimahaasi...
Friday, April 19, 2024
-
Toos Udaawo; Munaasibada Bandhiga Buuga Suul Dhabaale
TOOS UDAAWO;Munaasibad lagu soo bandhiga buug laga qoray alle ha,unaxariistee abwaan cabdi cali wayd ayaa caawa ka socota magaalada hargaysa Gaar huteelka maansoor
https://www.youtube.com/watch?v=BTBLTDajscc...
Friday, April 19, 2024
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah loogu Sameeyay Magaalada Jidah
Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), uu wehelinayo Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE, ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo Ma...
Friday, April 19, 2024
-
Hargaysa; Wiil Yar Oo Liqay Musbaar Iyo Qaabkii Looga Soo Saaray
Wiil yar oo ku nool magaalada hargaysa ayaa liqay musbaar kaasi oo dhakhaatiirtu kasoo badbaadiyeen kana soo saareen.
https://www.youtube.com/watch?v=bZD_x9qtMAI...
Friday, April 19, 2024
More News
|
NEWS ENGLISH
|
XAYAYSIIS
|