WARAR
-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Duulaanka Xukuumadu Hayso Komishanka Qaranka
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib ayaa fadhigii golaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah oo la xidhiidha xaalada dalka duulaanka xukuumadu ku hayso xubnaha komishanka doorashooyinka oo ay ku hawlan tahay sidii ay ukala diri...
Saturday, May 21, 2022
-
Magaalada Gabiley Oo Lagu Xidhay Wiil U Dhashay Dalka JABUUTI Oo Madaxwayne Geelle Dhaliili Jiray Iyo Cabsi Laga Qabo In Loo Gacan-geliyo Dawlada Jabbuuti.
Gabiley(W,N) Aare Suleebaan Cawleed “ Arreh, oo si weyn u dhaliili jiray madaxweynaha Jabbuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa lagu xidhay Gabilay,
Muuqaal uu soo duuubay ayuu Arreh, kaga codsaday shacabka Somaliland in laga...
Saturday, May 21, 2022
-
Xildhibaano Golaha Wakiilada Ah Oo Golaha Horkeenay Mooshinka Xeerka Saxaafada Ah.
HARGAYSA(W,N)-14xildhibaan oo katirsan xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigii saaka golaha horkeenay mooshin kaasi oo ah sidii loo meel marin lahaa xeerka saxaafada somaliland oo mudo horyaala galayaashii baarlama...
Saturday, May 21, 2022
-
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xisbiyada Mucaaridka
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo madaxdhaqameedka gobolka gabiley ayaa jawaab ka bixyay hadal hanjabaad oo kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale cuqaashan ayaa dhalinyarada ugu baaqay in aanay yeelin siidhiga daga...
Saturday, May 21, 2022
-
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Gabo Gabaysay Dhagaysiga Dacwada Sedex Wariye Oo Mudo Ku Xidhan Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa soo gabo gabaysay dhagaysiga dacwada lagu soo oogay sedex wariye oo ka hawlgala warbaahinta Somaliland ee horn cabletv. MMTV. Iyo Gobonimo Tv.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FA...
Saturday, May 21, 2022
-
Caaqil Askar Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Maalintii Shalay Uu Madal Ka Yidhi Oo Haweenka Gobolka Gabiley Gaf Ku Ahaa!
HARGAYSA(W,N)-Caaqil cabdirasaaq askar oo kamid ah madaxdhaqameedka koonfurta hargaysa ayaa raali galin iyo xaal ka bixiyay hadal maalintii shaly kasoo yeedhay oo meel ku dhac u ahaa haweenka gobolka gabiley kaasi oo dadwayne faro...
Saturday, May 21, 2022
-
Warbixin; Maxamed Kaahin Iyo Maxamed Xaashi Keeba Lagu Wareejinayaa Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE?
HARGAYSA(W,N)-Televisionka Horn cable ayaa warbixin ka diyaariyay loolanka siyaasadeed ee la filayo in uu xisbiga kulmiye ku dhexmaro siyaasi maxamuud xaashi iyo gudoomiye uxigeenka koowaad ee xisbiga ahna wasiirka arimaha gudaha ...
Friday, May 20, 2022
-
“Caaqilkaas Burco Ka Hadlay Way ka Hoostaye, Habluhu Waa Isku Wada Mid, Mana kala jiraan Hablo Loo Guursado In Cod Lagu Helo Iyo Qaar….”Abwaan Weedhsame.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo ka mid ah hal Abuurka reer somaliland ayaa ka dareen celiyay caaqil Cabdirasaaq Askar OO meel Fagaare ah ku aflagaadeeyay hablaha gobolka gabiley isagoo Arimo siyasaad...
Friday, May 20, 2022
-
“Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo Salka Ku Haysa Boogihii, Kumana Xalismayaan Cuna-qabatayn”Madaxwayne Xasan Sheekh.
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha cusub ee dhawaan loo Doortay somaliya Xasan sheikh maxamuud oo waraysi lala Yeeshay wax lagaga waydiiyay mawqifkiisa siyaasadeed eek u Aadan Somaliland ayaa sheegay in marka laga tago Somaliland Somaliya...
Friday, May 20, 2022
-
“Cadaalada Habarjeclo Waala Eegayaa” Gudoomiye Xirsi.
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan oo ka hadlay madal kulmisay haldoorka beelaha bariga burco iyo galbeedkeena goob joogna ay ahaayeen masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa sigaar ah ula hadlay beeshiisa taa...
Friday, May 20, 2022
-
Muhaajiriintii Ugu Horreeyey Ee Laga soo Celinayo Dalka UK Oo la Keenayo Rwanda!
LONDON(W,N)-Qeybtii ugu horreysay oo ah dad magangalyo doon ah oo laga soo qaadayo dalka UK, taasi oo qeyb ka ah heshiis muran badan dhaliyey, ayaa la filayaa inay yimaadaan dalka Rwanda toddobaadyada soo socda, sida ay sheegeen s...
Friday, May 20, 2022
-
Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Dayriyay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Suurto Galka Wahadal Udhexeeya Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi cukuse oo katirsan xisbiga wadani ayaa ka dayriyay in ay suurto gal tahay in ay qabsoomaan wada hadal ubalansan yihiin xukuumada iyo mucaaridka oo lagag wada hadlayo doorashooinka dalka kusoo foole...
Friday, May 20, 2022
-
Faah Faahinta kasoo Baxaysa Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xooggan Oo xalay ka kacay Suuqa Banaadir Ee Magaalada Muqdisho.
Muqdisho(W,N)- Waxaa xalay wakhti dambe lagu guuleystay daminta dab xooggan oo ka kacay goobo ganacsi oo ku yaala Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, kasoo geystay khasaare badan.
Dabka oo muddo dhowr saacadood ah socd...
Friday, May 20, 2022
-
Degmada Maydh Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18May.
MAYDH(W,N)-Degmada Maydh ayaa siwayn looga xusay dabaal dega xuska sanad guuradii 31aad ee maalinta qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo ay iskugu soo baxeen dadwaynaha reer maydh oo ku labisan calanka jamhuuriyada Somaliland....
Thursday, May 19, 2022
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xuska 18may Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya.
NARIOBI(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge iyo siyaasi maxamed biixi Yoonis iyo masuuliyiinta safaarada somaliland ee dalka Kenya ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu xusaya...
Thursday, May 19, 2022
-
Shirkada Dahabshiil Oo Ku Guulaysatay Laba Abaal-Marin Oo Caalamiya!
DUBAI(W,N)-Shirkada Dahabshiil Ayaa ku Guulaysatay laba Abaal-marin Oo Caalami ah, Kuna saabsan Maamul Wanaaga Aduunka (Global Good Governance.)
Abaalmarinadan oo ay bixisay hay'adda Cambridge IFA, oo ah hay’ad caalami ah...
Thursday, May 19, 2022
-
TOOS UDAAWO; Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Banaadir Ee Magaalada Muqdisho Iyo Gurmadka Loogu Jiro Damintiisa!
MUQDISHO(W,N)-Dab xoogan ayaa caawa fiidkii ka kacay suuq ganacsi oo ku yaala magaalada muqdisho ee somaliya kaasi oo ilaa hada gubanaya iyadoo ciidamada dab damiska iyo gurmad kale ku hawlan yihiin bakhtiintiisa,
Dabkan ayaa...
Thursday, May 19, 2022
-
Jaaliyada Reer Somaliland Magaalada London Oo Qaab Cusub Uxusay Xuska 18may Ee Maalinta Qarannimada Jsl.
Jaaliyada Reer Somaliland Magaalada London Oo Qaab Cusub Uxusay Xuska 18may Ee Maalinta Qarannimada Jsl. Taasi oo ay caruurtooda ku dhalatay dalka ingiriiska barayeen somaliland iyo xuska maalinta dib ulasoo noqoshada madaxbanaa...
Thursday, May 19, 2022
-
“Amaantaydii Gabiley, Ma Ahayn Af gobaadsi, Hadal Gole Ka Fuul, Iyo Erayo Gole Kaga Kac Ah Toonna”Siyaasi Maxamuud Xaashi.
“Amaantaydii Gabiley, Ma Ahayn Af gobaadsi, Hadal Gole Ka Fuul, Iyo Erayo Gole Kaga Kac Ah Toonna”Siyaasi Maxamuud Xaashi.
Siyaasaddu waxay leedahay saboolnimo iyo saaruf. Haddaba, siyaasadda Somaliland ninka aan sabada gob...
Thursday, May 19, 2022
-
Waftigii Ka Socday DDS Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayay madaxwayne kuxigeenka dawlad deegaanka somalida itoobiya oo somaliland uyimid ka qaybgalka xuska 18may ayaa maanta lagu sii sabootiyay magaalada wajaale ee xuduudka labada dal.
Waxaa halka...
Thursday, May 19, 2022
-
“Madaxweyne Laguma Wada Jeclee Intaan Lagu Wada Nicin Meesha Ha Ku Sugin”.Siyaasi Abgaal.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi isagoo ugu baaqay in inta aan lawada nicin uu doorashada qabto dalkana iskaga tago.
https://youtu.be/-p6vtNYnu-E...
Thursday, May 19, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Uu Qaatay Talooyin Uu Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi oo caawa ka hadlayay munaasibad xuska 18may oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada ayaa umahad celiyay wufuud ka kala socotay wadamada jaar oo kazoo qaybgalaymunaasibada ...
Wednesday, May 18, 2022
-
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Caawa Magaalada Hargaysa Ku Qabtay Munaasibada Xuska 18may.
HARGAYSA(W,N)-Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ee UCID Iyo WADDANI Ayaa Caawa Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayo Maalinta Qaran ee 18 May ku qabtay magaalada Hargeysa.
Musharraxa madaweynaha Xisbiga WADDANI ...
Wednesday, May 18, 2022
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Talooyin Muhiim Ah Usoo Jeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa fariin u diray Axsaabta Qaranka isagoo khudbad ka jedinayay munaasibada xuska 18may ee caawa lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada Somaliland.
...
Wednesday, May 18, 2022
-
(Live)Toos: Dabbaal-degga xuska 18-ka May ee Madaxtooyada JSL.
#Toos: Dabbaal-degga xuska 18-ka May ee Madaxtooyada JSL.
Halkan Ka Daawo Xaflada Sida Tooska ah uga Socota Caawa Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland.
https://youtu.be/rC8xzVseeso...
Wednesday, May 18, 2022
-
Magaalada Gabiley Iyo Wacdarihii Dabaal Dega Xuska 18may Iyo Waxyaabaha ku Cusbaa!
GABILEY(W.N)-Magaalada gabiley ayaa maanta siwayn loogu soo baxay xuska sanad guurada 31aad ee maalnta qarannimada Somaliland ee 18may kumaan shacab ah.
Waxaana munasibadan shacabka kala qaybgalay maamulka gobolka masuuliy...
Wednesday, May 18, 2022
-
Magaalo Madax Gobolka Sool Ee Laascanood Oo Siwayn looga Xusay Sanad Guurada 31aad Ee Maalinta Qarannimada Somaliland.
Magaalo Madax Gobolka Sool Ee Laascanood Oo Siwayn looga Xusay Sanad Guurada 31aad Ee Maalinta Qarannimada Somaliland.
https://youtu.be/g-ghBo8Mc_M...
Wednesday, May 18, 2022
-
Magaalada Wajaale Iyo Sidii Loogu Dabaal Degay Maalinta Xuska Qarannimada Somaliland Ee 18may.
TOG Wajaale(W,N)-Magaalada wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta siwayn looga xusay dabaal dega maalinta qarannimada somailand ee 18may sanad guurada 31may.
Kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaa...
Wednesday, May 18, 2022
-
DAAWO;-Wacdaradihii Ciidamada Somaliland Iyo Debaal Degii Xuska 18may.
DAAWO;-Wacdaradihii Ciidamada Komandos Jsl Iyo Debaal Degii Xuska 18may.
https://youtu.be/PdlZLcijQm4
...
Wednesday, May 18, 2022
-
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Xuska 18may.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuriyada Somaliland ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay xuska sanadguurada 31aad ee maalinta qarannimada somailand ee 18may.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/_aRk...
Wednesday, May 18, 2022
-
Muuqaalada Guud Ee Dabaal Dega Xuska 31Aad Ee 18may Ee Magaalada Gabiley
Muuqaalada Guud Ee Dabaal Dega Xuska 31Aad Ee 18may Ee Magaalada Gabiley iyo waxyaabihiicajiibka ahaa ee ay soo bandhigeen kumanaan kamid ah shacabka reer gabiley.
https://youtu.be/R6-XECZoBu8
...
Wednesday, May 18, 2022
-
TOOS UDAAWO XUSKA SANAD GUURADII 31AAD MAALINTA QARANNIMADA SOMALILAND EE 18MAY.
TOOS UDAAWO XUSKA SANAD GUURADII 31AAD MAALINTA QARANNIMADA SOMALILAND EE 18MAY.
https://youtu.be/94JFvtVpkm4...
Wednesday, May 18, 2022
-
Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyay Maxkamadda Racfaanka Gobolada Awdal Iyo Salel.
SAYLAC(W,N)-Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cumar Geele oo ay wehelinayeen, La taliyaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur, Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Axmed Caalim (T...
Tuesday, May 17, 2022
-
Magaalada Hargaysa Iyo Udiyaar Garowga Xuska Maalinta Qarannimada Somaliland Oo Caawa Dadwayne Tiro Badani Iskugu Soo Baxeen Jidadka.
Magaalada Hargaysa Iyo Udiyaar Garowga Xuska Maalinta Qarannimada Somaliland Oo Caawa Dadwayne Tiro Badani Iskugu Soo Baxeen Jidadka Taasi oo maalinta bari ah siwayn looga xusidoona guud ahaan somaliland.
https://youtu.be/...
Tuesday, May 17, 2022
-
DAAWO;-Udiyaar Garowga Xuska 18may Iyo Shacabka Reer Boorama Oo Siwayn Iskugu Diyaarinaya!
BOORAMA(W,N)-Shacabka magaalada boorama ayaa siwayn iskugu diyaarinaya xuska maalinta qaranimada Somaliland oo kuwaasi oo caawa bilaabay dabaal degyo lagu soo dhawaynayo maalinta qarannimada Somaliland oo ku beegan maalinta bariya...
Tuesday, May 17, 2022
-
Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Oo Awaamiir Soo Saaray Iyo Fariinta Ay Shacabka Udireen.
HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaranka ee qaban qaabada xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may oo maalinta bari ah ku began ayaa soo saaray awaamiirla xidhiidha isku socodka gaadiidka
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha oo ku...
Tuesday, May 17, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka DDS Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayo maadxwayne kuxigeenka dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale dhinaca somaliland kuwaasi oo ka qaybgali doono xuska maalinta qarannimada soma...
Tuesday, May 17, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan iyo wafti oo hogaaminayo oo kamid ah hogaanka xisbiga ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee magaalada burco
Gudoomiye ayaa magaalada burco kaga...
Tuesday, May 17, 2022
-
Guddoomiyaha Dalladda Ururada Bulshada Rayidka Ah Ee SONSAF Oo Daah-furay Kulan Lagaga Hadlayay Doorka Dhalinyara Ee Saaxadda Siyaasadda Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Dalladda Guud ee Jilayaasha aan dawliga ahayn ee SONSAF Md. Anwar C/raxmaan Warsame ayaa maanta magaalada Hargaysa ka furay kulan muhiim ah oo loo qabtay dhalinyarada,kaas oo ku saabsanaa doorka dhalinya...
Tuesday, May 17, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama!
BOORAMA(W,N)-Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Boorama si Diiran Loogu soo dhaweeyay.
Hogaanka laba...
Tuesday, May 17, 2022
Next Page »
|
|