WARAR
-
Wasiirka Maalgashiga Jsl Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera!
BERBERA(W,N)-Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood dhamaadeen qaarna ay wali socdaan dhi...
Tuesday, April 23, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Marxuum Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyarada Kale Ee Muqdisho Ku Xidhan + Talaabada Ay Qaadayso!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa soo bandhigtay cida ka danbaysay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay muwaadin reer Somaliland marxuum cabdinaasir dahable iyo dhalinyaro kale oo iyagu loo xidh xidhay dilkiikana soo jeed...
Tuesday, April 23, 2024
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilkii ka Qaaday Safiirka Somaliland Ufadhiyay Dalka Itoobiya Iyo Masuul kalena Umagacaabay!
Wareegto Madaxweyne.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Da...
Monday, April 22, 2024
-
“Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaan Natiijada Doorashooyinka ” Gudoomiye Samaale
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye mudane cabdicasiis samaale ayaa xisbiyada ay utartamayaan doorashada madaxtooyada ugu baaqay in looga baahan in ay aqbalaan natiijada doorashada soo socoto isago...
Monday, April 22, 2024
-
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Sheegay In Aanu Isagu ka Hadal Arimaha Doorashooyinka iyo fariinta kale ee uu shacabka udiray!
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Sheegay In Aanu Isagu ka Hadal Arimaha Doorashooyinka iyo fariinta kale ee uu shacabka udiray!
https://www.youtube.com/watch?v=gY3wrw_dT_A...
Monday, April 22, 2024
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Liiska Codbixiyayaasha Guud Ee Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska codbixiyayaasha ee doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasada.
Sidoo kale komishanka ayaa sedexda xisbi qaranka iyo ururada ...
Monday, April 22, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Si Adag Uga Horyimid Cayimaada Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ururada!
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa warsaxafeed uu galabta soo saaray si adag uga horyimiday qorshaha ay komishanka iyo madaxwaynuhu ugu cayimeen wakhtiga ay dhacayaan doorashooyinka isku sidkan e...
Sunday, April 21, 2024
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Degmada Arabsiyo Oo Dhagax Dhigay Mashaariic
ARABSIYO(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Diiriye Oo Ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley iyomaamulka degmada arabsiyo ayaa Dhagax Dhigay afar mashruuc oo ay Hir-galinayso Dawlada Hoose ee ...
Sunday, April 21, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale
WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley.
Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa soo kormeer...
Sunday, April 21, 2024
-
Dowlada Itoobiya Oo Sheegtay In Ay Ka Go’antahay Fulinta Heshiiskii Is Afgaradka Ahaa Ee Ay La Gashay Somaliland!
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada Itoobiya ayaa mar kale ka hadashay heshiishkii is afgarad ee ay bilowgii sanadkan la gashay Somaliland kaasi oo ay sheegtay ka dawlad ahaan in ay ka go,an tahay fulinta heshiiskaasi.
https://www.youtube....
Sunday, April 21, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Wareegto Ku Cayimay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ururadu!
Wareegto Madaxweyne 21.04.2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Mada...
Sunday, April 21, 2024
-
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-murtiyeed Kasoo Baxay Shir Ay Yeesheen Dalalka G7
Hargeysa(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabtay war murtiyeed laga soo saaray shirkii dalalka G7.
Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa warsaxaafa...
Saturday, April 20, 2024
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay
MASUUL UHADLAY TALISKA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND AYAA BEENIYAY WARAR LAGA FAAFIYAY CIIDANKA KAASI OO SHEEGAYAY IN AY KA GOOSTEEN CIIDAMO BALSE AANAY WAXBA KA JIRIN.
https://www.youtube.com/watch?v=tF7Z-83n9w0...
Saturday, April 20, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka & Horumarinta Jidadka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Sanaag
CEERIGAABO(W,N)-Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda gadiidka iyo horumarinta jidadka oo Safar shaqo ugu baxay Gobolka Sanaag ayaa kormeeray wershadda ugu weyn ee jayga laga soo saaro ee degmada gar'adag isagoo Halkaasi kula...
Saturday, April 20, 2024
-
“Waxa Aan Usoo Jeedinayaa Xisbiyada/Ururada Siyaasadda Iyo Danneeyayaasha Somaliland In loo Diyaargaroobo Doorashooyinka, Iyada Oo Loo Tartamayo Si Xarago Iyo Xilkasnimo Leh”Sonsaf
Waxa aan soo dhawaynayaa go’aanka maanta ka soo baxay Guddida Doorashooyinka Qaranka ee ay si rasmi ah ugu muddeeyeen doorashooyinka isku-lammaan ee Madaxtooyada iyo Xisbiyada iyo Ururada Siyaasadda Qaranka JSL in ay dalka ka ...
Saturday, April 20, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Wakhtiga Komishanku Ucayimiyeen Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Xidhiidhka Golayashaa Somaliland ahna Afhayeenka Xisbi Xaakimka Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa soo dhaweeyay warka maanta kazoo baxay komishanka doorashooyinka Somaliland kaasi oo lagu cayimay wakh...
Saturday, April 20, 2024
-
Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo Dooxa Hargaysa Kasoo Saaray Maydka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Mudo Todobaad Ah Eheladiisu La,aayeen!
Alle Haw Naxariistee Wiil dhalinyara oo lagu magacaabi jiray Cabdifataax Aadan Cismaan ayaa mardhawayd ciidanka Dabdemisku ka soo saareen Maydkiisa Dhir ku taala agagaarka Dooxa weyn ee magaaalada Hargeysa, gaar ahaan dhinaca xaaf...
Saturday, April 20, 2024
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ta Ururada
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Toos ka ah ee Xisbiyada Qaranka JSL. Taas oo la qaban doono,13 Nov 2024.
Sidoo kale Komishanka doorashooyinka Somali...
Saturday, April 20, 2024
-
Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Oo Ka Hadlay Qorshe Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo Mukhaadaraadka!
Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Maxamed xaaji Aadan Ayaa Ka Hadlay Qorshe cusub oo Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo a dagaalada Mukhaadaraadka iyo sida ay umideeyeen gudiyada kala duwan ee la dagaalama arimahaasi...
Friday, April 19, 2024
-
Toos Udaawo; Munaasibada Bandhiga Buuga Suul Dhabaale
TOOS UDAAWO;Munaasibad lagu soo bandhiga buug laga qoray alle ha,unaxariistee abwaan cabdi cali wayd ayaa caawa ka socota magaalada hargaysa Gaar huteelka maansoor
https://www.youtube.com/watch?v=BTBLTDajscc...
Friday, April 19, 2024
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah loogu Sameeyay Magaalada Jidah
Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), uu wehelinayo Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE, ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo Ma...
Friday, April 19, 2024
-
Hargaysa; Wiil Yar Oo Liqay Musbaar Iyo Qaabkii Looga Soo Saaray
Wiil yar oo ku nool magaalada hargaysa ayaa liqay musbaar kaasi oo dhakhaatiirtu kasoo badbaadiyeen kana soo saareen.
https://www.youtube.com/watch?v=bZD_x9qtMAI...
Friday, April 19, 2024
-
Siyaasi Axmed Muumin Oo Sheegay In Ay kala Tageen Reer Awdal Iyo Kulmiye, Ex Madaxwayne Riyaale Ugu Baaqay In Aanay Shaadhkiisa Isticmaalin.
BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa ka dareen celiyay kulan ay maalintii shalay magaalada boorama uu ku qabtay madaxwaynihii hore ee sommaliland daahir riyaale oo ay weheliyaan masuul...
Friday, April 19, 2024
-
Sedex Caruur Ah Oo Walaalo Ah Oo ku Dhintay Roobab ka Da,ay Deegaano Katirsan Gobolka Saaxil
Saddex carruur ah ayaa ku naf waayey daad kasoo rogmaday Roobab xoogan oo ka dayey deeganka xididaalay ee Degmada Laasciidle ee Gobolka Saaxil.
Roobabka ayaa gelinkii dambe shalay iyo habeenimadii xalay ka dayey deegaanka...
Friday, April 19, 2024
-
Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Madaxwayne Biixi
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed cabdilaahi iimaan dirawal oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu isagu hormuud uyahay doorasho aan loo joojin ururkiisa ...
Thursday, April 18, 2024
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Kulan La Qaatay Haldoorka Gobolka Awdal Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Kala Hadlay!
BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay haldoorka gobolka awdal taasi ooay ku weheliyeen xubno kamid ah golaha wasiirada maamulka gobolka awdal, maayarka...
Thursday, April 18, 2024
-
Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
WAR-SAXAAFADEED.
Hargeysa-18-04-2024-(W,N)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala ...
Thursday, April 18, 2024
-
Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada Hoose Hooyo Ugu Dishay!
Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada Hoose Hooyo Ugu Dishay!
https://www.youtube.com/watch?v=UdDcV4YmPCI...
Wednesday, April 17, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Deegaanka Oo Booqasho Ku Tagtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JSL Maro Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa booqasho ku tagtey xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta xilli olole dhir beeris ahi ka socday.
https://w...
Wednesday, April 17, 2024
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Booqday Xerada Ciidamada Qaranka Ee Goroyo Cawl Oo Ay Ka Socoto Udiyaar Garowga Xuska18may
BOORAMA(W,N)-Badhasaabka gobolka awdal ayaa maanta booqasho ku tagay xerada ciidanka qaranka ee deegaanka goroyo cawl taasi oo ay ka socoto udiyaar garowga ciidamada ee xuska maalinta qarannimada somaliland ee ingau soo foolka leh...
Wednesday, April 17, 2024
-
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Si Cad Uga Horyimid Amar Maalintii Shalay La Dul Dhigay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Ganacsada Agagaarka Suuqa Waaheen!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid Cudhay oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka hargaysa ayaa ayaandaro ku tilmaamay in aan ilaa hada la dhisi suuqii danyartu lahayd ee waaheen xili aybmaalintii shalay maayarka iyo gudida dhismah...
Wednesday, April 17, 2024
-
Madaxdhaqameed Iyo Xildhibaano Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Fanaanad Ugbaad Aragsan!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka Somaliland iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa si kulul uga hadlay xadhig ay habeenkii xalay xukuumada kula kacday fanaanada dadayar ee Ugbaad Aragsan
https://www.youtube.c...
Wednesday, April 17, 2024
-
Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus Udiray Dadka Ku Ganacsatada Agagaarka Wadada Suuqa Waaheen!
Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus Udiray Dadka Ku Ganacsatada Agagaarka Wadada Suuqa Waaheen!
https://www.youtube.com/watch?v=87h67XToM9s...
Tuesday, April 16, 2024
-
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Xukun Adag Ku Riday Askari Fal Noociisu Ku Cusub Yahay Dalka Ku Kacay!
HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ayaa saaka 7 sannaddood oo xadhiga ku xukuntay Dable Maxamed Cabdi Xariir oo ka tirsanaa Ciidamada Booliska JSL kaasi oo isagoo dirayska ku labisan degmada Axmed Dhagax ku baadhay l...
Tuesday, April 16, 2024
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama!
BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa Maanta Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama.
Waxaana soo dhawaynta ex madaxwayne riyaale hormuud ka aha...
Tuesday, April 16, 2024
-
Dr Cali Oo Maanso Qiiro leh Ku Sabootiyay Marxuum Abiib Diiriye Nuur.
Dr Cali Cabdilaahi oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland islamarkaana ay ehel dhow aahaayeen marxuum Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad” ayaa maalintii aaskiisa ku sabootiyay maanso duco iyo doorkii uu ku suntanayaa ka tiriy...
Monday, April 15, 2024
-
Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Xilkii La Wareegay
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka cusub ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada oo loo badalay wasaarad kale
Waxaana masuuliyiinta xilka ukala wareeji...
Monday, April 15, 2024
-
Dawlada Turkiga Oo Xayiraad Dhanka Fiisaha ah Kusoo Rogay Dalal Ay Soomaaliya Ka Mid Tahay!
laga billaabo maanta oo April ay tahay 15, 2024, waxay dowladda Türkiye dhaqan gelin doontaa sharci culus oo lagu soo rogay dhoofayaasha transit-ka ku ah garoonka diyaaradaha ee Istanbul Airport, kuwaasi oo ku sii waajahan dalalk...
Monday, April 15, 2024
-
Wasiir Ku-xigeenka Khaarajiga Jsl Oo Ku Diirsatay Abaalmarinta Caalamiga ah Ee la Gudoon Siiyay Dr. Edna Aadan
Hargeysa(W,N)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Rooda Jaamac Cilmi ayaa bogaadisay Drs. Edna Aadan oo la gudoon siiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Templeton P...
Monday, April 15, 2024
-
Isbadelka Cimilada Aduunka Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Qaarkamid ah Gobolada Somaliland!
Isbadalka Cimilada Aduunka Ayaa saamayn wayn ku yeeshay badi gobolada Somaliland kuwaasi oo uu isbadalay heer kulkoogu islamarkaa aad ukululaaday.
https://www.youtube.com/watch?v=PSAHcIEsV4s...
Monday, April 15, 2024
Next Page »
|
|