DAAWO;-Maansada “Gurac” Oo ka Hadlaysa Xukunka Madaxwayne Biixi Iyo ficilada Isku Eeg Ee Wasiirka Arimaha Gudaha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maansada “Gurac” Oo ka Hadlaysa Xukunka Madaxwayne Biixi Iyo ficilada Isku Eeg Ee Wasiirka Arimaha Gudaha!
June 18, 2019 - Written by Editor:

“Allow  Geesigii Ina Cigaal Yaa Warkan U Geeya, Gayigeena Yaa Uga Waraba Gabi Ahaan Laanta, Goblan in Aanu Nahay Oo Waxgarad Naga Guluub Beelay” Abwaan Cali.

“Gabal Dhacay In Aan Taagan Nahay Oo Gibil Badoobaaday Guul In Ay Kornayladii Heleen Yaa Uga Gabaxsiiya”

HARGAYSA(W,N) Abwaan Cali oo kamida shacab reer somaliland ee ku dhaqan magaalo madaxda gobolka Saaxil ayaa tiriyay maanso uu kaga hadlayo hogaaminta madaxwayne biixi iyo ficilada xidhiidhsan ee saaxiibkiisa Arimaha gudaha Maxakmed Kaahin Axmed.

Sidoo kale maansada ayaa ka hadlaysa loolankii siyaasadeed ee saraakiishii SNM ee ay madaxwayne Muuse Biixi isku kooxda ahaayeen;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MAANSADA GURAC ;

COMMENTS
LINKS