DAAWO;-Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya Dr Lema Megeresa Oo faah Faahin Ka Bixiyay Cidii ka Danbaysay Dilkii Taliyaha Ciidanka Iyo Madaxda Kale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya Dr Lema Megeresa Oo faah Faahin Ka Bixiyay Cidii ka Danbaysay Dilkii Taliyaha Ciidanka Iyo Madaxda Kale!
June 23, 2019 - Written by Editor:

Adis Ababa(W,N) wasiirka gaashaandhiga dawlada federaalka itoobiya Dr Lema Megeresa ahna madaxwayne kilalka oromada ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay inqilaabkii dhicisoobay ee Dhacay kililka Axmaarada laguna dilay madaxwaynihii kililkaasi iyo xubno kale.

Sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa ka hadlay xaalada guud ee wakhtigan uu kusan yahay qaybo kamida dalka itoobiya oo ciidamadu la tacaalayaan qabashada kooxihii inqilaabkan waday

Dhanka kale wasiirka ayaa ka hadlay dilkii taliyaha ciidanka oo isana lagu dilay magaalada adis ababa.

HALKAN KA DAAWO WASIIRKA OO KU HADLAYA LUUQADA DALKIISA OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS