DAAWO;-Wariye Hereri Oo Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Diyaariyay Warshada Daqiiqda Ee Boodhari Mills. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wariye Hereri Oo Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Diyaariyay Warshada Daqiiqda Ee Boodhari Mills.
July 17, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Dhismaha iyo Hirgalinta warshadii ugu horaysay ee soo saari doonta daqiiqda ee boodhari mills ayaa laga hirgalinayaa somaliland taasi wakhtigan ku dhow gabo gabo.

Wariye cabdisalaan hereri ayaa booqasho ku tagay deeganada ay warshada booradhi mills ka wado beerista Dalaga ay ku shaqayndoonto warshaduiyo calafka xoolaha.

Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Nuur Odowaa oo kamid  Dhalinyrada Aqoonyahanka ee hindisay warshadan ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan hawlaha warshada boodhari mills oo xiligan dhul beeris magaaladan ka sameeyay banka tog wajaale.

 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta Warshada Booradhi Mills;

 

COMMENTS
LINKS