DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Ardayda Waxka Barata Jaamacada Jig Jiga Iyo Jawigii Madasha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Ardayda Waxka Barata Jaamacada Jig Jiga Iyo Jawigii Madasha!
July 19, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Abwaan Xasan Dhuxul lLabsaalax oo kamid ah Hal abuurka Dadayar ee Gayiga somalida Caanka ah ayaa khubad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay Ardayda Waxka barata Jaamacada Jig Jiga University ee Caasimada Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya.

Abwaan laabsaalax oo ugu horay umahad naqay maamulka jaamacada jig jiga iyo cikasta oo ka qaybqaadatay in uu fursad uhelo in uu la hadlo ardayda jaamacada oo uu ku tilmaamay in ay yihiin rajadii shacabka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA ABWAAN LAABSAALAX;

COMMENTS
LINKS