DAAWO;-Muuqaalka Kooxda Xidigaha Geeska Oo Hees Ruxday Shucuubta Shacabka DDSI Ka Qaaday Fagaaraha Jig Jiga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Kooxda Xidigaha Geeska Oo Hees Ruxday Shucuubta Shacabka DDSI Ka Qaaday Fagaaraha Jig Jiga!
July 31, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)- Qaarkamida faaniinta Xidigaha Geesks oo socdaal ku Tagay Magaalo Madaxda DDSI Ee Jig Jiga Ayaa Uqaaday Hees Ruxday Quluubta Shacabka Magaalada Jig Jiga Taasi Oo Ka  hadlaysay Isbadal ka dhacay DDSI Iyo Sida ay ka soomali ahaan muhiimka ugu yihiinka Inta Kale Eek u hadasha Afka Soomaaliga.

Heesta ayaa Waxaa Ereyadeeda Leh Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee kooxda Caan Baxday Ee Xidigaha Geeska!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAN IYO WACDARAHA XIDIGAHA GEESKA;

COMMENTS
LINKS