DAAWO;-fanaan Caanka Ah Gayiga Qoomiyada Oramada Cali Birri Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-fanaan Caanka Ah Gayiga Qoomiyada Oramada Cali Birri Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.
August 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Al Fanaan Cali Biri oo kamid fanaaniinta dalka itoobiya ee kasoo jeeda qoomiyada Oromada ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.

Soo dhawaynta faanaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay fanaaniinta reer Somaliland oo uu hormuud ka ahaa fanaa maxamed cige Busi iyo qaarkale oo badan,

Socdaalka uu soomaliland ku yimid fanaankani ayaa waxaa ku weheliya qaarkamida madaxdhaqameedka qoomiyada oromada iyo faanaaniin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS