DAAWO;-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Deel Qaaf Ah Oo Ramaax Kula Dul dhacay Murxuum Xasan Yoonis Iyo Taliyaha Ciidanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Deel Qaaf Ah Oo Ramaax Kula Dul dhacay Murxuum Xasan Yoonis Iyo Taliyaha Ciidanka!
August 31, 2019 - Written by Editor:

“Ramaax Waxaan Leeyahay ‘Inan Xumaatay Galmo Hore Ayay ku Nabad gashay, Marxuum Xasan Yoonisna Markii Berbera Shaqada Ka Waday, Waala Yaqaanay Waxaad Ahayd”Siyaasi Axmed

HARGAYSA(W,N)- Syaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Talyaani) oo kamida xubnaha sar sare ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo dhawaan kasoo yeedhay Ramaax Cali Hayse kuna aflagaadeeyay MUJ/Marxuum xasan yoonis Habane iyo taliyaha ciidanka qaranka Nuur Taani oo uu is qabiilaysan u wada weeraray.

Sidoo kale siyaasi Axmed ayaa madaxdhaqameed beesha koonfurta hargaysa ku amaanay talaabada qarannimada leh ee ay qaadeen, isagoo dhanka kale odayaashi ceergaabo ka hadlayay ugu baaqay in nabadgalyadu qofkasta udan tahay.

Dhanka kale Siyaasi Axmed ayaa ka hadlay sida xal looga gaadhi karo arinta saami qaysiga kuraasta baarlamaanka oo wakhtiga muran ka taagan yahay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS