DAAWO;-Aqoonyahan Falanqayn Ku Sameeyay Xadiga Miisaaniyadda Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Ka Badan Shan Wasaaradood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Falanqayn Ku Sameeyay Xadiga Miisaaniyadda Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Ka Badan Shan Wasaaradood!
September 1, 2019 - Written by Editor:

Wasaarada Gadiidka Iyo Jidadka Ma Fulisaa Adeegyadii Bulshada ugu Baahnayd Xagayse Ku Baxdaa miisaanideedu?

HARGAYSA(W,N) Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid dhalinyarada reer Somaliland oo dalka gudihiisa wax ku baratay kuna diyaariyay shahaadada labaad ayaa lafogur ku sameeyay miisaanida dalka iyo Xadiga loo qoondeeyay wasaarada Gadiid iyo Horumarta Jidadka ee 2019.

Aqoonyahan Mustafe Habane ayaa soo bandhigay  Xadiga miisaanida wasaarada Gaadiidka iyo jidadka Somaliland oo ka badan miisaaniyada Shan wasaaradoo oo qaranka muhiim u ah.

Sidoo kale aqoonyahan mustafe ayaa isbarbar dhig ku sameeyay adeegyada ay wasaaradu qabato iyo sida aanay u hirgalinin adeegyada ay ku salaynsan tahay miisaanida wasaarada gaadiidku xagee ayayse martaa  dhaqaalaha intaa lee gee loo qoondeeyay wasaaradan!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN IYO XOGAHA AY XANBAARSAN TAHAY!

COMMENTS
LINKS