DAAWO;-Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka & Dhibaatooyinka Shacabka Danyarta ah Ay Ku Hayaan Shirkadaha Laydhka,BiyahaIyo Cashuuraha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka & Dhibaatooyinka Shacabka Danyarta ah Ay Ku Hayaan Shirkadaha Laydhka,BiyahaIyo Cashuuraha.
September 3, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid Ah Aqoonyahanka reer somaliland ee degan dalka Canada oo mudo ku sugnaa dalka Una Kuurgalay xaaladaha dhaqan dhaqaale ee bulshada ayaa ka waramay waxyaabaha layaabka ka leh ee uu ku arkay. iyo bilicsiga dhaqankii hore ee dadka somalida ahi ku dhaqmi jireen

Sidoo kale prof ibraahim ayaa wax laga waydiiyay siyaasada arimaha dibada ee somaliland iyo ficilada wakhtigan kasoo fulaya maamulka muqdisho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS