DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Kumanaan Hablaha Dugsiyada Nuuraadiin Ah Ujeediyay Khudbad Qiiro Galisay Shucuubta Ardayda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Kumanaan Hablaha Dugsiyada Nuuraadiin Ah Ujeediyay Khudbad Qiiro Galisay Shucuubta Ardayda!
September 4, 2019 - Written by Editor:

“Waxaan Si Gaara Ugu Mahad Celinayaa Al Xaaji Mahad Nuuradiin, Oo 19 Arday Oo Agoon ah Oo Aan Ukeenay Bilaash Uga Dhigay Waxbarashadoodii”Abwaan Xasan Dhuxul,

HARGAYSA(W,N) Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Kamid ah Abwaanada Dhalinyarada ah Ee Gayiga somalida caanka ah ayaa maanta ka qabgalay munaasibad loo qabtay dugsiyada nuuraadiin  taasi oo abaalmarin lagu gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaankii dugsiyaa sare.

Abwan xasan dhuxul ayaa khudbad soo jeedatay dareenka ardayda iyo waalidkooda ka jeediyay munaasibad

Sidoo kale abwaan xasan dhuxl ayaa maamulka dugsiyada nuuraadiin ku amaanay sida uu ugacan qabto ardayda agoomaha ee uu waxbarashada bilaashka uga dhiga isagoon abwaan xasan sheegay tirada ardayda agoontaha ee uu gacantiisa ugu ayna dhaliin shaqsiyaad qaranka maamuuska ku lahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA ABWAAN XASAN DHUXUL.;

COMMENTS
LINKS