Haldoorka Bulshada Dalka Oo Aragti Waafiya Ka Bixiyey Doorka Dawlada Ismaacil Cumar Geele Ku Leedahay Horumarinta Nabada Geeska Africa Gaar ahaan Somaalida. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haldoorka Bulshada Dalka Oo Aragti Waafiya Ka Bixiyey Doorka Dawlada Ismaacil Cumar Geele Ku Leedahay Horumarinta Nabada Geeska Africa Gaar ahaan Somaalida.
September 10, 2019 - Written by Editor:

Gabiley(W.N):-Shacabka Somaliland Qaybihiisa kala duwan ayaa aragti midaysan ka bixiyey doorka madaxweyne ismaaciil cumar geele iyo dawladiisu labaantankii sano ee u danbeeyey ay ku lahayd horumarinta dhinacayada kala duwan ee Nabada, Dhaqaalaha, Taakulada, iyo Ganacsiga Guud ahaan geeska Africa gaar ahaan Soomaalida.

Halkan ka Daawo Barnaamij Documentry ah Oo Ka Waramaya Arrimo Badan.

 

COMMENTS
LINKS