DAAWO;-Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Oo Shacabka Reer Ceerigaabo fagaare Ugu Soo Bandhigay Riwaayad Cajiib ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Oo Shacabka Reer Ceerigaabo fagaare Ugu Soo Bandhigay Riwaayad Cajiib ah!
September 25, 2019 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Jilayaasha sooraan iyo jawaan oo ay weheliyaan kooxda ay wada jilaan riwaayadaha ayaa shacabka ku dhaqan magaalada ceerigaabo fagaare  ugu soo bandhigay riwaayadcajiib oo ka hadlaysa wacdiga ay bulshadu ku jirto iyo muhiimada ay leedahay nabadgalyadu.

Sooraan iyo jawaan ayaa shacab reer ceerigaabo la wadaagay riwaayad xanbaarsan wacyi galin taasi oo kicisay shucuubta dadwaynihii ku sugnaa madashan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BADHIGA CEERIGAABO EE SOORAAN IYO JAWAAN;

 

COMMENTS
LINKS