DAAWO;-Waraysi Lala Yeeshay Abwaan Weedhsame Iyo Sharaxaada Uu Ka Bixiyay Dulucda Maansada Guus! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Lala Yeeshay Abwaan Weedhsame Iyo Sharaxaada Uu Ka Bixiyay Dulucda Maansada Guus!
September 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo kamida hal abuurka reer Somaliland.

Abwaan Weedhsame ayaa waraysigan lagula yeeshay barnaamijka ka baxa tvga Star ayaa si gaara sharaxaad ugaga bixiyay maansadiisa “Guus” oo ka hadlaysa sida aan bulshadu udaryeelin dadka naafada ah islamarkaana aan loo siin doorkii ay mudnaayeen.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA ABWAAN WEEDHSAME OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS