Bandhiga Carwadii Ugu Way-Nayd Geeska Africa Oo Lagu Qabanayo Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale Iyo Wadamada Jaarka Oo Qayb Ka Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bandhiga Carwadii Ugu Way-Nayd Geeska Africa Oo Lagu Qabanayo Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale Iyo Wadamada Jaarka Oo Qayb Ka Ah!
October 3, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale Ee Xuduuda kala qaybisa Dalalka Somaliland iyo Itoobiya  ayaa  Dhawaan lagu qabanayaa carwadii ugu waynayd ee Somaliland lagu qabto taasi oo ay kasoo qaybgalayaan Ganacsatada wadamada jabuuti.Itoobiya.

Bandhiga Carwadan oo socon doonta mudo 7Cisho ayaa  waxaa lagu bandhigi doona waxyaabo kala duwan ee ganacsiga,waxsoosaarta, gaadiidka kala duwan iyo waxyaabo kale.

HALKAN KAGA BOGO  WARBIXINYA BANDHIGA CARWADA OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS