DAAWO;-Hadaladii Ay Iswaydaarsadeen Ergadii Madaxdhaqameedka Gobolka Sanaag Iyo Madaxwaynaha Oo Dhamaystiran; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hadaladii Ay Iswaydaarsadeen Ergadii Madaxdhaqameedka Gobolka Sanaag Iyo Madaxwaynaha Oo Dhamaystiran;
October 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dhaqameedka gobolka sanaag iyo guud ahaan beelaha gar xajis ee ergada iyo dhex dhexadinta ka ahaa jabhada col caare iyo xukuumada ee maanta kulanka yeeshay.

Madax dhaqameedka ayaa madasha ay madaxwaynaha madaxwayne kuxigeenka iyo qaarkamida wasiirada xukuumada madaxwayne biixi ka jeediyay hadalo daaran ujeedada ay usocdeen kuwaasi  iskugu jira codsi duurxul Dayro xanbaarsan iyo badheedha hadalkooda kusoo bandhigeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA  KULANKA MADAXDHAQAMEEDKA IYO MADAXWAYNAHA OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS