WAJAALE NEWS

“Fanka Hada Waan Kusii Jirayaa, Balse Dhawaan Waan Soo Koobayaa”Maxamed Bk,

fanaan Maxamed Siciid Bk Oo Ka Hadlay  Safar Uu Ugu Baxayo Dalka Ingiriiska!

HARGAYSA(W,N) Fanaanka aanka ah ee reer somaliland maxamed siciid bk ayaa ka hadlay safar uu dhawaan uu kicitimayo dalka ingiriiska halkaasi oo uu kaga qaybgali doono somali week

dhanka fanaan BK Ayaa wax laga waydiiyay wakhtiga uu fanka ka fadhiisanayo!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version