DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Akaadamiyada Haweenka Jsl, Muna Xuseen Khaliif! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Akaadamiyada Haweenka Jsl, Muna Xuseen Khaliif!
October 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Barnaamijka Martida Haweenka Ee tvga Saab ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya lagula yeeshay Muna Xuseen Khalif oo ah gudoomiyaha Akaadamiyada Haweenka Somaliland.

Muna xuseen khaliif oo kamid gabdhaha Aqoonyahanka ee Reer Somaliland, sida wayn ugu ololeeya sidii haweenka somaliland ay door muuqda ugu yeelan lahaayeen siyaasada dalka iyo ka qaybqaadatashada horumarka dalka ayaa ka warbixisay shirkii qoondada kootada haweenka ee lagu qabtay magaalada boorama iyo  xog waran  kale oo la xidhiidha arimaha haweenka.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS