DAAWO;-“In Madaxtooyooyin La Dhiso Waxa Ka Muhiimsan In Dhakhtaro Dowladu Leedahay La Dhiso”Abwaan Xasan Dhuxul! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-“In Madaxtooyooyin La Dhiso Waxa Ka Muhiimsan In Dhakhtaro Dowladu Leedahay La Dhiso”Abwaan Xasan Dhuxul!
October 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax oo kamid hormuud abwaanada dadyar ee gayiga somalida mudooyinkii udanbeeyay khudbado dhaxal gal ah ka jeedinayay xafladaha qalin jabinta jaamacadaha kuyaala caasimadaha jig jiga iyo hargaysa kuwasi oo ahaa kuwo soo jiitay dareen ardayda qalin jabinaysa iyo waalidkoodaba

Abwaan laabsaalax oo maanta ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinaysay Ardayda Baratay cafimaadka ee  koolajka Shufo ayaa ka jeediyay khubad taabanaysa xaalada caafimaad ee dalku sida ay udayacan tahay isagoo tusaale usoo qaatay dhakhtarka hargaysa iyo sida uu yahay

Dhanka kale abwaan laabsaalax ayaa xukuumada ugu baaqay in ay dhisto xarumo caafimaad balse aanay  muhiim ahayn madaxtooyo la dhisaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA ABWAANKA;

COMMENTS
LINKS