DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Murashax Maxamed Cabdilahi Bookh! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Murashax Maxamed Cabdilahi Bookh!
November 4, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo kamid Ah Dhalinyarada Reer Somaliland Ee U taagan Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland Ee soo socota, Kana Sharaxan Gobolka Maroodi jeex ayaa waraysi lagula yeeshay Barnaamijka Madasha murashaxa kaga warbixiyay  waxyaabaha uqorshaynse ee uu ku galayo tartanka  doorashada xildhibaanada golaha wakiilada Ee Jamhuuriyada Somaliland.

Sidoo kale murashax maxamed cabdilaahi bookh ayaa faahfaahin ka bixiyay sobobta ku kaliftay in uu isa sharaxo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS