Carwo Dadaal Funiture and Home Decoration Oo Kuu Keentay Agabkii Guryaha iyo Qurxinta Casriga ah Dhamaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Carwo Dadaal Funiture and Home Decoration Oo Kuu Keentay Agabkii Guryaha iyo Qurxinta Casriga ah Dhamaan.
December 3, 2019 - Written by Editor:

Carwo Dadaal Oo Kamida Kambaniyada lagu yaqaano agabka guryaha sida fadhiyada Sariiraha, Gogolaha Guryaha iyo Dhamaan Qalabka Qurxinta Guriga ayaa Doorkan Sanadka cusub waxay kuu keentay alaabo cusub tayo wanaagsana leh sidoo kale waxaad carwo dadaal ka helaysaa fadhiyo loo sameeyey qaab casriya oo qiimuhuna macquul yahay.

Halkan Hoose Ka Daawo Carwo Dadaal iyo Adeegyada Aad Ka helayo ee Ay Kuula Diyaarka Tahay.

https://youtu.be/p3KIVE-jAO0

COMMENTS
LINKS