WAJAALE NEWS

DAAWO;-Fanaanada Farxiya Kabayare Oo Hees Cajiib Ah Uqaaday Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada farxiya Kabayare Oo habeenkii Xalay ahaa show ku qabatay Magalada Hargaysaa Ayaa qaaday hees cusub oo ay uqaaday Somaliland taasi oo ruxday shacabkii ku sugnaa madasha .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version