DAAWO;-Bandhiga Buuga Dharaaro Ina Soo Maray Ee Qoraa Boobe Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buuga Dharaaro Ina Soo Maray Ee Qoraa Boobe Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
December 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xaflada bandhiga Buuga sooyaalka Taariikheed Ee Dharaaro Ina soo maray oo caawa lagu qabtay Magaalada hargaysa gaar ahaan Huteelka maansoor.

Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro,saraakiishii ururkii snm,aqoonyahan, madaxda shirkadaha iyo kumanaan kamid dayarta ku dhaqan magaalada.

Waxaana hadalo ku saabsan buugadharaaro ina soo maray oo ka hadlay taariikhda suugaaneed ee halgankii snm iyo dhacdooyin kale oo muhiim.

Qoraa cabdiraxmaan yuusuf Ducaale (boobe) oo ah qoraaga buugan ayaa faah faahin kabixiyay Nuxurka uu xanbaarsan yahay,

HALKAN KA DAAWO BANDHIGA BUUGAN IYO WEEDHIHII LAGA JEEDIYAY;

https://youtu.be/QZN93QRw9qE

 

COMMENTS
LINKS