DAAWO;-Fanaan Maxamed Bk Oo Ka Hadlay Hadal Uu Ka Yidhi Qaraxii Muqdisho Oo Xamaasad Badan Dhaliyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaan Maxamed Bk Oo Ka Hadlay Hadal Uu Ka Yidhi Qaraxii Muqdisho Oo Xamaasad Badan Dhaliyay!
December 30, 2019 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Fanaan Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk ayaa ka hadlay hadal uu ka yidhi qaraxii muqdisho oo bulshada si khaldan loogu turjumay isla markaana dhalilay xamaasad iyo dhaco ay ku weerareen fanaanka dadka qaar

Fanaan BK Ayaa raali galin ka bixiyay isaga oo sheegay in shacabka reer muqdisho yihiin shacabkiisii isla markaana uu labada bandhig uu dhaqaale ugu ururin doono dadkii ku waxyeeloobay qaraxaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN FANAAN BK;

 

COMMENTS
LINKS