DAAWO;-Milicsiga Xil/Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Dar Daarankii Uu Ka Jeediyay Bilowga Doorashooyinka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Milicsiga Xil/Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Dar Daarankii Uu Ka Jeediyay Bilowga Doorashooyinka Jsl.
March 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Alle ha,Unaxariistii Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed oo Ka mid ahaa golaha guurtida iyo Madax-Dhaqmeedka somaliland islamarkaana kamid ahaa odayaashii Doorka muhiim ka ah kasoo qaatay hubka dhigistii dalka iyo Dhismaha Somaliland ayaa siqoto dheer uga hadlay marxaladihii ay somaliland soo martay iyo bilowgii Doorashooyinka Somaliland,

Dhanka kale Suldaan Cabdiraxmnaa ayaa dadwaynaha udiray fariin muhiim oo la xidhiidha tartanka ururada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SULDAAN CABDIRAXMAAN ALLE HA,UNAXARIISTEE;

 

COMMENTS
LINKS