WAJAALE NEWS

DAAWO;-Milicsiga Xil/Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Dar Daarankii Uu Ka Jeediyay Bilowga Doorashooyinka Jsl.

HARGAYSA(W,N)- Alle ha,Unaxariistii Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed oo Ka mid ahaa golaha guurtida iyo Madax-Dhaqmeedka somaliland islamarkaana kamid ahaa odayaashii Doorka muhiim ka ah kasoo qaatay hubka dhigistii dalka iyo Dhismaha Somaliland ayaa siqoto dheer uga hadlay marxaladihii ay somaliland soo martay iyo bilowgii Doorashooyinka Somaliland,

Dhanka kale Suldaan Cabdiraxmnaa ayaa dadwaynaha udiray fariin muhiim oo la xidhiidha tartanka ururada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SULDAAN CABDIRAXMAAN ALLE HA,UNAXARIISTEE;

 

Exit mobile version