WAJAALE NEWS

DAAWO;-Fanaanada Nimco Yaasiin Oo Hees Cajiib Ah Usoo Qaaday Somaliland.

LONDON (W,N)-Fanaanada Caanka Ah Ee Nimco Yaasiin Caraale Ayaa Daawaha Kasoo Qaaday Hees Cusub Oo Ay Kaga Hadlayso Dawladnimada Jamhuuriyada somaliland Taasi Shacabka Ku guubaabinaysa In Ay Sharfaan Dawladnimada Oo Ay la Shaqeeyaan Madaxdana.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka  Heesta Cusub Ee Shankaroon Ha Noqotee;

 

Exit mobile version