DAAWO;-Milicsiga Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Uu Kasoo Horjeedo Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Milicsiga Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Uu Kasoo Horjeedo Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Sobobta!
May 13, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi ayaa wakhtigii uu u Ordaayay Kursiga Madaxwaynenimada Ee Hada uu ku fadhiyo Ayaa Mar uu kulan la yeeshay Dhalinyarada Gobolka Gabiley wuxuu si cad ugu sheegay in uu kasoo Horjeeda Ansixinta Gobolnimada Gabiley Oo Bulshada reer Gabiley ay iyagu mudo dheer Raadinayeen,

Madaxwayne Biixi oo wakhtigaa ahaa murashaxa madaxwayne Ee xisbiga kulmiye ayaa sheegay sobobta aanu ogolayn in la Ansixiyo gobolnimada gabiley,

Wallow wakhtigaa bulshada reer gabiley aanay wax ficil ah ka bixinin hadal madaxwayne biixi oo maanta hor yimid waxgaradka gobolka gabiley iyo dhawaaqa kasoo yeedhaya hada.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA  MADAXWAYNE BIIXI OO KA HADLAYA  SOBOBTA UU UGA SOO HORJEEDA ANSIXINTA GOBOLNIMADA GABILEY;

 

COMMENTS
LINKS