“Madaxwayne Dhulkii Dhibaato Badan Ayaa Ka Taagan, Iyadoo Magacaaga La Isticmaalayo”Sheekh Aadansiiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Dhulkii Dhibaato Badan Ayaa Ka Taagan, Iyadoo Magacaaga La Isticmaalayo”Sheekh Aadansiiro.
July 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N);-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid ah Culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah oo ka taagan Somaliland.

Sidoo kale sheikh aadan siiro ayaa  sheegay in  dad magaca madaxwaynaha Somaliland isticmaalayaa dhibaato badan ku hayaan bulshada oo dhinaca dhulka ah.

Dhanka kale sheikh aadan siiro ayaa xuay in khudbadan maanta ay hordhac utahay khudbado kale oo uu kaga hadli doono masiirka umada hogaamiyahoogu been maka sheegi karaa

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA KHUDBADA SHEEKH AADANSIIRO IYO ARIMAHA UU KAGA HADLAY;

 

COMMENTS
LINKS