Shirkada Bookh Construction Iyo Dhismayaasha Casriga Ah Ee Ay Bulshada Ugu Talo Gashay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Bookh Construction Iyo Dhismayaasha Casriga Ah Ee Ay Bulshada Ugu Talo Gashay!
August 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirkada Dhismayaasha Casriga ah ee Bookh Construction Company Oo Xarunteedu Tahay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa Ayaa Waxay shacabka reer somaliland ugu bushaaraynaysaa In Aad ka helaysid Adeegyo kala duwan Sida Dhisida Gurto casri ah oo tayo leh islamarkaana laguugu  dhisayo qiimo ku raali galinaya.

Sidoo kale shirkada dhismaha ee Bookh waxaad ka helaysaa Guryo Iib Ah iyo hadii aad Ubaahan tahay dhul banaanba.

Shirkada dhismaha ee bookh construction Company oo kamid shirkada dhismayaasha casriga ka hirgaliyay caasimada hargaysa ku xidho oo kala xidhiidh telfoonada hoos kaaga Muuqda.

BOOKH CONSTURCTION COMPANY KU XIDHOW

KALA XIDHIIDH TEL; O63444035/AMABA;0634168782

EMAIL;BOOKH709@HOTMAIL.COM

HARGEISA SOMALILAND

COMMENTS
LINKS