DAAWO;-Odoyaal Iyo Waxgarad Ka Digay Dhulka Xukuumadu Ka Wado Biyo Baaladhinta Boorama Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odoyaal Iyo Waxgarad Ka Digay Dhulka Xukuumadu Ka Wado Biyo Baaladhinta Boorama Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Jsl.
September 17, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Odoyaal iyo waxgarad reer boorama ah islamarkaana ah beesha leh dhulka lagu wado in laga hirgaliya mashruuca biyo balaadhinta taasi oo ay sheegeen in xukuumadu ka baxday wixii ay ku heshiiyeen eek u saabsanaa dhulka laga dhigayo biyo balaadhinta boorama.

Sidoo kale odayaashan ayaa ka digay in khatarta ka iman karta heshiishka ay xukuumadu ka baxday islamarkaana aanay ogolaanayn in laga dhigo dhulka biyo balaadhinta Iyagoo fariin culus udiray madaxwaynaha somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS