WAJAALE NEWS

DAAWO;-Odoyaal Iyo Waxgarad Ka Digay Dhulka Xukuumadu Ka Wado Biyo Baaladhinta Boorama Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Jsl.

BOORAMA(W,N)-Odoyaal iyo waxgarad reer boorama ah islamarkaana ah beesha leh dhulka lagu wado in laga hirgaliya mashruuca biyo balaadhinta taasi oo ay sheegeen in xukuumadu ka baxday wixii ay ku heshiiyeen eek u saabsanaa dhulka laga dhigayo biyo balaadhinta boorama.

Sidoo kale odayaashan ayaa ka digay in khatarta ka iman karta heshiishka ay xukuumadu ka baxday islamarkaana aanay ogolaanayn in laga dhigo dhulka biyo balaadhinta Iyagoo fariin culus udiray madaxwaynaha somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version