DAAWO;-Baadhitaano Lagu Sameeyay Xaqiiqada Shirkada Trafigura Oo Xukuumada Somaliland Doonayso In Ay Ku Wareejiso Haamaha Kayd Shidaalka Ee Berbera+Arimo Argagax leh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Baadhitaano Lagu Sameeyay Xaqiiqada Shirkada Trafigura Oo Xukuumada Somaliland Doonayso In Ay Ku Wareejiso Haamaha Kayd Shidaalka Ee Berbera+Arimo Argagax leh.
September 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dhawaan ayay ahayd markii xukuumada somailand shaaciyay in markab shidaal sida oo ay leedahay shirkada tragura oo fadhigoodu yahay dalka singapoor uu kusoo xidhay dekeda berbera taasi oo somaliland heshiish lagali doonto islamarkanaana ay hagaajinayso haamaha shidaalka berbera

Hadaba Tvga Horyaal24tv ayaa waxbixin uu ka diyaariyay kusoo Bandhigay Xaqiiqada shirkada iyo arimaha ay caanka ku tahay Ee Caalamku Og yahay Taasi oo banaanka keentay arimo argagax leh oo shirkadani kasoo fulisay wadamo badan oo ay kamid tahay South suudan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKA DABAGALKA AH EE LAGA DIYAARIYAY SHIRKADA TRAFIGURA;

COMMENTS
LINKS