WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Jidwalka Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Iyo Sida Ay Ukala Horeeyaan Gobolada Dalku!

HARGAYSA(W,N)- Qoraal Uu kasoo baxay xarunnta Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo uu ku sexeexan yahay Gudoomiyaha komishanku ayaa lagu shaaciyay wakhtiga ay bilaabayso diwaan galinta codbixiyayaashu iyo  gobolada ay ka bilaabayaan

Sidoo kale komishanka doorashooyinka ayaa wasaarada waxbarashada ka codsaday in maamulada wasaarada waxbarashada ee gobolada ay udiyaariyaan goobaha diwaan galinta ee hore loogu shaqayn jiray

HALKAN KA AKHTI JIDWALKA DIWAAN GALINTA EE DALKA IYO GOBOLADA AY KA BILAABAYAAN;

Exit mobile version