DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Gabadh Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Hargaysa Iyo Cida Qiratay Dilkaasi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Gabadh Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Hargaysa Iyo Cida Qiratay Dilkaasi.
December 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland G/S faysal xiis ayaa faah faahin ka bixiyay gabadh dhawaan lagu dhex gawracay guri ku yaala hargaysa oo kamid a dadka kasoo jeeda somalida itoobiya

Sidoo kale talis ciidan ayaa sheegay in falkaa dilka oo hayo in somalida itoobiyaan ah oo qirtay in uu gaystay kaasi oo ay sheegeen in masayrsanaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS